Skip survey header
Somali

Wareysiga Waalidka ELE

Wareysiga Waalidka Brograamka ELE

Gacaliye Waalidka ama Ilaaliyaha,

Waaxada Waxbarashada Hoose iyo Sare (Department of Elementary and Secondary Education) (DESE) waxay ku hawlan tahay fullinta fiirin joogto ah oo lagu sameeyo brograamyada waxbarashada bartaha Ingiriisiga (English Learner Education) (ELE). Jawaabaha aad ka bixisid su'aalaha halkaan waxay kaalmo ka geysan doonaan in la ogaado sida wanaagsan uu dugsiga cunugaada ula kulmo sharuudaha gobolka iyo federaalka. Jawaabahaada iyo faaladaada si adag ayaa loo qariyay.

DESE waxay diyaarin doontaa warbixin ku saleysan booqasho lagu tagay dugsiga cunugaada iyo warar laga helay waalidiinta sida adiga oo kale. Kaddib marka aad codsatid, warbixintaan waxaad ka heli kartaa dugsiga dagmadaada ama waxaad ka heli kartaa DESE. Bacdamaa tirada waalidiinta ee qaadata wareysigaan ay yar yahiin, waxaa aad muhiim u ah in aad bixisid jawaabtaada sida ugu dhakhsiyaha badan ee suurtogalka ah.

Haddii aad qabtid su'aalo ama aad u baahan tahay kaalmo sida loo dhamaystiro wareysigaan, waxaad wici kartaa (781) 338-3569. Aad ayaad ugu mahadsan tahay kaalmada aad ka geysatay in hawshaan fiirinta brograamka ahaato mid lagu guuleysto.

Mahadsanid,
Waaxda Waxbarashada Hoose iyo Sare
Xafiiska Iibsiga Luqadda
75 Pleasant Street
Malden, MA 02148
6. Marka aan cunugeyga ku qoray, dugsiga... (calaamee dhamaan inta lagu dabaqi karo) *This question is required.
7. Cunugaada ma qaadayaa Ingiriisiga sida Luqadda Labaad (English as a Second Language) (ESL)? *This question is required.
8. Ilaa intee ayuu waxqabad leeyahay tababarka ESL ee la siiyo cunugaada? *This question is required.
8. Cunugaada ma laga taageeraa Sayniska, Darasaadka Bulshada iyo fasalada Xisaabta si uu guuleysto?
*This question is required.
9. Ilaa intee ayuu waxqabad leeyahay tababarka la siiyo cunugaada xagga fasalada Sayniska, Darasaadka Bulshada iyo Xisaabta? *This question is required.
9. Haddii cunugaada uusan u baahneen barashada ESL, dugsiga ma ku soo ogeysiiyay go'aanka la gaaray?
*This question is required.
10. Dugsiga ma kuu sheegay sida looga qeybgalo Guddigeeda La-Tallinta Waalida Bartaha Ingiriisiga (English Learner Parent Advisory Council) (ELPAC)?
*This question is required.
11. Ma laguugu casumay in aad ku biirtid ELPAC?
*This question is required.
12. Adiga xubin miyaad ka tahay ELPAC?
*This question is required.
13. Dugsiga ma ku weydiiyay haddii aad u baahan tahay taakuleynta luqadda (tarjamo)?
*This question is required.
14. Maxay yahiin waxyaabaha idinku dadban adiga/qoysaska EL si aad ula xariirtiin dugsiga? (calamee dhamaan inta lagu dabaqi karo)
*This question is required.
15. Ilaa intee ayuu waxqabad leeyahay taageerada luqadda uu bixiyo dugsiga cunugaada? *This question is required.
16. Ma ogsoo tahay in dugsiga cunugaada ay WAAJIB ku tahay in uu bixiyo... (calamee dhamaan inta lagu dabaqi karo) *This question is required.
17. Dugsiga ma ku soo dhaweyay cunugaada in uu tago iyo/ama ka-qeybgalo brograamyada kuleylaha iyo/ama hawlaha kala duwan ee la xariirta dugsiga kaddib sida tababarka, atleetikada, kooxaha muusikada, masraxiyada, iwm.?
*This question is required.
18. Haddii waxbarashada ay ku adag tahay cunugaada, dugsiga ma bixiyaa taageero dheeraad ah iyo ma soo jeediyay talooyin lagu kaalmeeyo cunugaada? [Siistemka Taageerada Heerarka Badan (Multi Tiered System of Support) (MTSS), iwm.)]?
*This question is required.
19. Haddii ay ku adag tahay cunugaada maxay tahay taageerada laga heli karo dugsiga ee loo soo jeediyay cunugaada? (calamee dhamaan inta lagu dabaqi karo)
*This question is required.
20. Haddii cunugaada uu dhab ahaan ku fiican yahay fasal kasta, dugsiga ma siiyay cunugaada fasalo taxadi ku sameeyo? *This question is required.
21. Ilaa intee ayaad daremeysaa in laguugu soo dhaweeyo dugsiga cunugaada marka aad soo qaadeysid cunugaada, tageysid shirarka, iwm.?
*This question is required.
23. Ma heshaa warbixinta (ACCESS) ee imtixaanka aqoonta luqadda Ingiriisiga cunugaada sannad kasta? *This question is required.