Skip survey header
Somali

Foomka Warbixinta Natiijada Shaybaadhka Isbaadhida COVID-19 ee Vermont

Isticmaal foomkan si aad uga warbixiso natiijada shaybaadhka COVID-19 ee aad ku gashay guriga, oo sidoo kale loo yaqaan shaybaadhka aanu dhakhtarku qorin ama shaybaadhka isbaadhida. Jawaabtaadu waa sir, oo warbixinta natiijada shaybaadhkaagu waxay gacan ka gaysanaysaa inay fahanto Waaxda Caafimaadku sida dadka reer Vermont ay iskaga baadhaan COVID-19 iyo sida fayrasku uu ugu faafayo bulshooyinkeena.
Magaca Qofka La Baadhay *This question is required.
Fadlan isticmaal qaabka BB/MM/SSSS. This question requires a valid date format of MM/DD/YYYY.
calendar
Cinwaanka Guriga iyo Lambarka Taleefanka Qofka La Baadhay
Fadlan u geli magaca shaybaadhka sida uu uga soo baxay sanduuqa.
This question requires a valid date format of MM/DD/YYYY.
calendar
Natiijada Shaybaadhka *This question is required.
baadhka waa lagaaga heley. Fadlan booqo www.healthvermont.gov/covid19positive wixii macluumaad ah ee ku saabsan talaabooyinka aad isla markaba qaadayso si aad naftaada iyo dadka kale u ilaaliso.
Shaybaadhka waa lagaaga waayay. Hadii aad yeelato astaamo oo shaybaadhka aad gashay u yahay antigen, waxaa lagu talinayaa inaad ku xaqiijiso natiijadan shaybaadhka PCR. Fadlan booqo https://www.healthvermont.gov/testing si aad u hesho goob shaybaadhka COVID-19 oo bilaash ah.
Natiijada shaybaadhkaagu ma dhamaystirna ama sax maaha. Waxaa lagu talinayaa inaad dib u gasho shaybaadhka.