Qorsoonaanta xogta. Dhammaadka xog aruurintaan, qaybta loo yaqaan Xogta qoyska, waxaan kugu waydiin doonaa magacaaga koowaad iyo magacaaga saddexaad, magaca cunugaaga iyo taariikhda dhalashada, iyo xogo shaqsi oo kale. Ujeedada laguu waydiinaayo xogtaan waa in lagu ogaado isbadelada ku yimaaday khibradaada inta lagu jiray sanadka. Xogtu waxay ka caawinaysaa Zeno inay qorsheyso barnaamijyada iyo ciyaaraha sida wanaagsan ugu habboon qoysaska. Magacaaga iyo magaca cunugaaga iyo xogaha kale ee la idinku aqoonsan karo marna sida looma isticmaali doono. Dhammaan xogaha lasoo gudbiyo waxay noqon doonaan kuwo qarsoodi ahs
Waad ku mahadsan tahay waqtigaaga iyo xiisahaaga iyo ka caawinta Zeno inay kor u qaado adeegyadeeda iyo wada shaqeyn la yeelatano qoysaska, bulshada, iyo iskaashatada.