Skip survey header
Somali

Taageerida Ganacsiga Yaryar Inta lagu jiro COVID

soo dhawoow

Hadaad u baahan tahay, waxaad dooran kartaa dusha sare xaga midig luqad kale

Caafimaadka Dadweynaha - Seattle iyo King County waxay taageertaa badbaadada, hawlaha faa'iidada leh ee ganacsiyada yaryar ee u furan dadweynaha. Fadlan nagu caawi inaan samayno go'aanno muhiim ah oo ku saabsan sida laguu taageero

Magacaaga kuma weydiinayno; waa aragtidaada waxa muhiimka ah. Sahankan waxay qaadataa wax ka yar 10 daqiiqo

Waad ku mahadsan tahay ka hor, wadaagida khibradaada
1. Labadii sano ee la soo dhaafay, ma ahayd
Space Cell HaaMaya
Lahaanshaha, ka hawlgalay, ama ka shaqeeyay meherad King County oo u furan dadweynaha?
Waxaa caawisay hogaaminta urur bulsho ama urur taageera ganacsiyada yaryar
Hadda ma leedahay ama ma ka shaqeysaa ganacsi u furan dadweynaha?
Maxaa sida ugu fiican u qeexaya ganacsiga aasaasiga ah ee aad ka shaqeysay
This question requires a valid number format.
Zip Code