Skip survey header
Somali

Yarra Moves

Waxaan doonaynaa in Yarra ahaato goob qof walbaa leeyahay hanaan nololeed caafimaad qaba maalin walbana jimicsi sameeyo.
Noo sheeg sidaan ku caawin karo bulshadayada inay sameeyaan jimicsi siyaada ah iyada oo laga jawaabayo sahanka hoos ku yaalla.
Waxaan isticmaali doonaa aragtidaada si aan ugu xusno qorshahayaga 2da sano ee soo socota.
Buuxi sahankayaga
 
2. Maxaa kugu dhaliyey inaad jimicsi samayso?

 
3. Maxaa kaa joojiya jimicsiga?
4. Xarakaad noocee ah ayaad jeclaan lahayd inaad isku daydo Degmada Yarra dhexdeeda?

 
5. Kooxda Da’daada