Skip survey header
Soomaali

Completed Food Vendor CSS

Waad ku mahadsan tahay dhammaystirka tababarkeena badbaadada cuntada ee la siiyo iibiyeyaasha cuntada. Fadlan dhamaystir ra'yi uruurintan si aad nooga caawiso horumarinta tababarkeena. 
2. Fadlan tilmaan inta aad ku raacsan tahay weedhaha soo socda ee ku saabsan tababbarka.   *Required
Space Cell si adag u diiddansi xoogaa ah u diiddanma raacsani/ma diidanisi xoogaa ah u raacsansi xooggan u raacsan
Way fududayd in la helo agabyada waxbarashada.
Agabyada waxbarashada way fududayd in la fahmo.
Agabyada waxbarashadu waxay iga caawiyeen inaan si guul leh u dhammeeyo imtixaankii la socday tababarka.
Waan ku qanacsanaa waayo-aragnimada tababbarka.
3. Luuqadda aad door bidayso ma laga heli jiray tababarka?    *Required
4. Luqadee ayaa la doorbidi lahayd?