Skip survey header
Low Vision Mode Somali

Sahanka
Bulshada ee
Qorshaha Biyaha

Ku saabsan ra’yi ururintan

Flood Safety District waxay abuuraysaa Qorshaha Horumarinta Dhulka Biyuhu ka soo qulqulaan ‘Watershed’ oo 10-sano ah. Qorshahan wuxuu hagi doonaa shaqada mustaqbalka iyo iskaashiga si dadka looga caawiyo in laga ilaaliyo daadadka oo loo dhowro deegaanka oo looga dhigo mid caafimaad qaba oo ku yaala goobta Columbia Slough. Halkan ka akhri waxyaabo dheeraad ah oo ku saabsan qorshaha: urbanfloodsafetyor.gov/watershedplan.

Qaadashada ra’yi ururintan waxaa lagu dari doonaa codkaaga nidaamkan. Marka ay badan yihiin codadka la maqlo, waxaa badanaya in qorshuhu u adeegi doono baahiyaha bulshada.

Ra’yi ururintan dhanka internet-ku waxay qaadataa qiyaastii 10 daqiiqo si aad u buuxiso. Ma aha in aad qaadato ra’yi ururinta haddii aadan rabin, waqti kasta ayaanad ka gudbi kartaa su’aal kasta ama joojin kartaa ra’yi ururinta.

Marka la joogo dhammaadka ra’yi ururinta, waxaad dooran kartaa in aad gasho bakhtiyaanasiibka si aad ugu guuleysato mid ka mid ah saddexda kaarar ee hadiyada ee Visa oo ah $100. Waan daneynaynaa asturnaantaada. Jawaabahaagu waxay noqon doonaan kuwo qarsoodi ah.

Su’aalaha Ra’yi ururinta? Fadlan Knot Studio (la taliyaha sameynaya ra’yi ururinta) kala xiriir 503-446-6445 ama engagement@knotstudio.com.

Su’aalaha ku saabsan Flood Safety District? Fadlan Francisca Garfia kala xiriir fgarfia@urbanfloodsafetyor.gov

Si aad u sii wadato ra’yi ururinta, fadlan buuxi nidaamka captcha ee hoosta ku qoran.
reCAPTCHA