Skip survey header
Soomaali

Sahanka Dhismaha ee Mashruuca Badbaadada ee Georgetown ilaa South Park

Sahanka Dhismaha ee Mashruuca Badbaadada ee Georgetown ilaa South Park

Ogaysiis Milkiilayaasha ganacsiga iyo maamulayaasha u dhow Mashruuca babbaadada ee Georgetown ilaa South Park: Fadlan buuxi foomkan si aanu kuula socodsiinno oo aan kula shaqayno si aanu u dhino waxyeelada dhismaha intii suurtogal ah. Dhammaan su'aalahu waa ikhtiyaari. Mahadsanid!

Mashruuca Badbaadada ee Georgetown ilaa South Park waxa dhismihiisu bilaabmi doonaa sida ugu dhakhsaha badan dayrta 2024 waxana uu dhamaan doonaa horaanta xagaaga 2025. Booqo Websitekeena si aad wax badan uga ogaato:  seattle.gov/transportation/GeorgetownToSouthPark Haddii aad su'aalo qabtid, noogu soo dir iimayl GTtoSP@seattle.gov ama naga soo wac (206) 900-8734.

Ogeysiiska Qarsooninimada: Jawaabaha aad bixiso waxa laga yaabaa in lala wadaago dadka kale si sharciga waafaqsan.Si aad wax badan uga ogaato, fadlan eeg Xeerka Diiwaanka Dadweynaha (RCW cutubka 42.56 ). Bayaanka Qarsoonnimada ee Magaalada ayaa sharaxaya sida aan u maarayno macluumaadka aad na siiso.
If you need this information translated, please call (206) 450-6594.
Kung kailangan mo ang impormasyon na ito na nakasalin sa (206) 450-6594.
Odeeffannoon kun akka siif (206) 450-6594.
당신이 번역이 정보를 필요로하는 경우에, (206) 450-6594. 로전화해주십시오.
Если вам нужен перевод этой информации, позвоните по телефону (206) 450-6594.
 
1. Macluumaadka Xiriirka
Doorkaaga Hantida:
Ma jeclaan lahayd inaad hesho wararka iimaylka ah ee ku saabsan mashruucan?
2. Ganacsigaagu ma leeyahay mid ka mid ah kuwan soo socda? (Calaamadi dhammaan kuwa khuseeya)
4. Goorma ayaa qashinka/dib-u-warshadaynta/ qashinka deyrka laga qaada meheraddaada?
7. Afkee adiga iyo macaamiishaadu door bidaysaan markaad macluumaadka helaysaan?