Skip survey header
Somali

Tacaburka Kuleylaha 2024

Waad ku mahadsantahay ka qayb qaadashada sahankan ku saabsan khibradaada dhacdooyinka iyo hawlgallada xagaaga ee loogu talagalay dhalinyarada iyo qoysaska, oo loo yaqaan Tacaburka Kuleylaha ama Caqabadda Akhriska Xagaaga. Sahankan waa mid gebi ahaanba qarsoodi ah mana weydiin doonno magacaaga.

Haddii aad tahay qof daryeela ilmo ka yar da'da 10 sano, waxaan kugula talineynaa inaad sahankan adigu u qabato--fadlan weydii fikradahooda. Markaan tixraacno "cunuggaaga" sahankan waxaan ula jeednaa ilmo kasta oo aad daryeesho.

Haddii aad tahay dhalinyaro ka weyn da'da 10 sano, waxaan kugu dhiirigelineynaa inaad adigu sahankan qaadato.