Skip survey header
Somali

Multilingual Family Advisory Committee

Codsiga Gudiga Talo Bixinta Qoyska ee Luuqadaha Badan ee Gobalka Washington

Gudiga Talo Bixinta Qoyska ee Luuqadaha Badan ee Gobalka Washington waa koox ka kooban waalidiin, arday, qoysas, iyo xubnaha bulshada.  Gudigu wuxuu kala taliyaa Kormeeraha Guud ee Casharada Dugsiyada Dadwaynaha (OSPI) barnaamijyada iyo adeegyada ardayda luuqadaha badan ee ku dhaqan Gobalka Washington.

Kulannada ayaa la mudeyn doonaa 3 jeer sanadkii maalmaha Sabtida laga bilaabo 9:00 AM ilaa 3:00 PM. OSPI ayaa bixin dona qarashaadka safarka iyo cuntooyinka kulannada.

Fadlan buuxi xog uruurintaan ugu danbayn Juun 30 si aad u codsato.
 
This question requires a valid email address.
4. Waxaan ahay... *This question is required.
5. Waxaan ahay... *This question is required.
6. Luuqadee ayaad ku hadashaa? *This question is required.
7. Ma u baahan tahay turjumaan? *This question is required.
8. Hadday haa tahay, luuqadee?
11. Fasaladee dhigtaan ilmahaagu? (Dooro dhammaan inta ku haboon)
14. Waa maxay qaabka ugu haboon ee lagugula soo xiriiri karo? (Dooro dhammaan inta ku haboon.) *This question is required.