Waa ku mahadsantahay xulashada Qaybta Caafimaadka iyo Fayoobaanta ee Magaalaweynta Luwisfill. Waxaan si xushmad leh kaa codsanaynaa in aad buuxiso sahanka halkan hoos ku qoran si ay suurtagal noqoto in aan wanaajino adeggyada aan bixino. Sahanka wuxuu kaa qaadan doonaa waqti yar. Jawaabta aad soo qorto waxay ahaan doontaa mid qarsoodi ah. Macluumaad adiga kula xiriira lama soo qaadaayi. Haddii aad wax su’aalo ka qabtid sahanka, Fadlan la xiriir:
Melissa Mackled
Email: melissa.makled@louisvilleky.gov
Telefoon: 502.574.8270
Cinwaanka boostada: 400 E Gray St, Louisville KY, 40202
This question requires a valid date format of MM/DD/YYYY.