Skip survey header
Soomaali

King County Resident Cultural Participation Survey

Welcome

Waad ku mahadsantahay inaad wakhti ku bixisay ka jawaabista xog-ururintaan. Jawaabahaaga, oo la socda kuwa dadka kale, waxay naga caawin doonaan inaan adeeg wanaagsan idin siino adiga iyo bulshadaada.

Intaas waxaa dheer, ayadoo qayb ka ah mashruuca cilmibaarista ah ee ballaaran ee ay samaynayso 4Culture, waxaad sidoo kale caawinaysaa ururada dhaqamada ee kajira Ismaamulka King!

Tijaabooyinkeenu waxay xog ururintaan ku qaadanayaan celcelis ahaan 9 daqiiqo; taasoo ku xiran jawaabahaaga waxay qaadan karaan wakhti ka badan iyo mid ka yarba. Haddii aad xog-ururintaan ku samaynaysi aaladda moobeelka, waxaad u baahanaysaa inaad hoos u degto si aad u aragto dhamaanba jawaabaha khiyaarka kuu ah.

Xog-ururntaan waxaa lagu qaban karaa Shiinays (Fudud), Ingiriisi, Soomaali, Isbaanish, iyo Vietnamese. Haddii aad doonayso in xog-ururintaan laguugu tarjumo luuqad kale, oo ay kujirto Luuqadda Dhagooleyaasha Maraykanka, fadlan iimayl ugu dir maamulaha xog-ururinta emma@wilkeningconsulting.com.

Ka qaybqaadashadaadu waa mutadawacnimo, dhamaana su'aalaha xog-ururintaan kujirana waa kuwo ikhtiyaari ah. Haddii aad aqbasho inaad ka qaybqaadato, aadna cadayn karto inaad 18 sanno jir tahay ama ka weyntahay, fadlan riix "next" ("xiga"). (Qaar kamid ah aaladaha moobeelka, tani waxay noqon kartaa falaar yar oo horey u jeeda.)
Question to pipe in "organization"