Ka bood cinwaan-madaxeedka sahanka
Moodhka Aragtida Hoose Somali▾

Codsiyada Wargeyska Elevate iyo Jadwalka Fasalka

Waxaad isu diiwaangelin kartaa in aad hesho nuqullo waraaqo ah oo ah wargeyska Elevate Newsletter kuwaas oo laguugu soo diri doono boostada.

Wargeyskaan waxaa la soo saaraa saddexdii biloodba mar.
Waxaa kujira ogeysiisyo gaar ah (macnaha xog cusub oo waqtigii la rabay imanaysa), warar joogto ah (macnaha xog ku saabsan mawduucyada maalin kasta, sida hubinta sooyaalka iyo waqtiga), iyo dhigaallo iwm (sida linkiyo, nambarro taleefan, koodhadhka QR ee waaxyaha iyo aagagga taageera daryeel bixiyeyaasha).

Jadwalka fasalka waxaa la soo saaraa labadii biloodba mar.
Waxaa ku jira siyaasadda iyo tilmaamaha tababarka ee OHCC, liiska taariikhaha/waqtiyada koorsooyinka shahaado-bixinta, iyo guudmarrada dhammaan shahaadooyinka, oo ay ku jirto shahaadada CPR/shahaadada Hore.
 

Ogow: Waxaanu mar waliba iimeyl ahaan nuqullo elegtaroonig ah oo ah daabacaadaha Elevate ugu soo dirnaa shaqaalaha firfircoon ee daryeelka guriga, shaqaalaha taageerada shakhsiga iyo kalkaaliyeyaasha daryeelka shakhsiga.

1. Dhammaystir xogta hoose si aanu kuu siino cadadkii ugu dambeeyay ee Elevate.  *La Iska Rabo
3. Luqdee ayaad doorbidi lahayd inaad ku hesho wargeyska Elevate? *La Iska Rabo