Skip survey header
Somali

Ra’yi uruurinta La xiriirta Cabbista Shiishada ee Waalidiinta DPS:

Intro

Dugsiyada Dadweynaha Denver (DPS) ayaa ku howlan barnaamij ay kaga hortaggaayaan ardayda in ay isticmaalaan shiishada.

Cabbista shiishada macnaheedu waa isticmaalka shishada leh nikotiinta (sida tubaakada ama casiirka dhadhanka leh ee lagu daro shiishada). (Tusaale waxaa ku jira Elf Bar, Breeze, Mr. Fog, Vuse, Vello, VRK, Geekbar Pulse, iyo Juul)

Jawaabahaagu waxay DPS ka caawin doonaan inay ogaadaan waxa ay xubnaha qoysku ka fahamsan yihiin wax ku saabsan isticmaalka shiishada ee ardayda Jawaabaha aad bixiso ayaa ahaan doona kuwo qarsoodi ah oo waxaana kaliya loo isticmaali doonaa in lagu qorsheeyo barnaamijka.