Skip survey header
Somali

2024 Sahminta Caafimaadka Ardayga Fasalka 11aad

Dhamaan dhalinta Oregon waxa ay mudan yihiin in ay faraxsanadaan, caafimaad qabaan misna noqdaan kuwo adag.

Fadlan inagu caawi in aan horumarino caafimaadka ardayda adigoo sameynaya sahmintan. Tani waa fursadi aad inagu ogeysiin laheyd waxa kasocdo iskuulkaaga iyo nolashaada. Tani waxa ay inaga caawineysa in aan fahano halka ardayda adigoo kale ay ku fiican yihiin iyo halka ay ku dhiban yihiin caawinaadna uuga baahan yihiin si ay guul uuga garaan.

Jawaabahaaga waxey ahaan doonaan kuwo sir ah oo qarsoon. Waxaan balan qaadeyna in cidna aysan arki doonin jawaabtaada.
 
Una versión en español de esta encuesta se encuentra disponible.  Si deseas realizar la encuesta en español, pincha en la barra de herramientas de selección de idiomas situada en la parte superior derecha de la pantalla (aparece "English") y selecciona "Spanish."