Skip survey header
Low Vision Mode Soomaali

Sahanka Dhismaha Mashruuca Badbaadada ee Beacon Ave S & 15th Ave S

Sahanka Dhismaha Mashruuca Badbaadada ee Beacon Ave S & 15th Ave S

Ogaysiin Milkiilayaasha Ganacsiga iyo Maareeyayaasha u dhow Beacon Ave S iyo 15th Ave S: Fadlan buuxi foomkan si aanu kuula socodsiinno oo aan kula shaqayno si aanu u dhino waxyeelada dhismaha intii suurtogal ah. Dhammaan su'aalahu waa ikhtiyaari. Mahadsanid!

Mashruuca Badbaadada ee Beacon Ave S & 15th Ave S wuxu bilaaban doona Juun 2024 wuxuna dhamaan doona guga 2025. Booqo websaydkayaga si aad wax badan uga ogaato: seattle.gov/transportation/Beacon15thSafety. Haddii aad su'aalo qabto, noogu soo dir emailka Beacon15thSafety@seattle.gov ama naga soo wac (206) 900-8728.

Ogeysiiska Qarsooninimada: Jawaabaha aad bixiso waxa laga yaabaa in lala wadaago dadka kale si sharciga waafaqsan.Si aad wax badan uga ogaato, fadlan eeg Xeerka Diiwaanka Dadweynaha (RCW cutubka 42.56 ). Bayaanka Qarsoonnimada ee Magaalada ayaa sharaxaya sida aan u maarayno macluumaadka aad na siiso.
1. Macluumaadka Xiriirka
Doorkaaga Hantida:
Ma jeclaan lahayd inaad hesho wararka iimaylka ah ee ku saabsan mashruucan?
2. Ganacsigaagu ma leeyahay mid ka mid ah kuwan soo socda? (Calaamadi dhammaan kuwa khuseeya)
4. Goorma ayaa qashinka/dib-u-warshadaynta/ qashinka deyrka laga qaada meheraddaada?
7. Afkee adiga iyo macaamiishaadu door bidaysaan markaad macluumaadka helaysaan?