Skip survey header

Sahaminta Awooda Kiraystaha ee Bixinta Qiimaha Biilasha Adeega ee Degmada King

Xafiiska Cimilada ee Degmada King wuxuu jeclaan lahaa in uu si wanagsan u fahmo kharashka biilasha adeega iyo caqabadaha guryeynta ee soo food saaray kiraystayaasha Degmada King. Sahankan soo socda ayaa wax kaa waydiin doona gurigaaga, kharashka biilasha adeega (tamarta, biyaha, bulaacada, iyo qashinka), iyo adiga iyo qoyskaaga.

Waad ku mahadsan tahay wakhtiga aad ku bixinayso ka jawaabida su'aalaha soo socda. Macluumaadkaagu waxay ahaan doonaan kuwa qarsoon oo sir ah. Waxaan filaynaa in dhamaystirka sahankani uu kugu qaadan doono ilaa 10-15 daqiiqo.