Skip survey header
Somali

Boston Digital Equity

Boston Housing Authority intro

Magaalada Boston iyo Machadka Broadband ee Massachusetts [the Massachusetts Broadband Institute, MBI] ayaa rabaan inay kaa helaan xog ku aadan waayo'aragnimadaada ku saabsan adeega interneedka, marin u helka aaladaha, iyo xirfadaha dhijitaalka ah. Xog-uruurintan gabi ahaanba waa mid qarsoodi ah waana inuu buuxiyaa hal qof qoyskiiba. Jawaab-celintaadu waa u muhiim si aan u fahano caqabadaha ku gudban interneedka iyo marin u helka aaladaha, awoodidooda kharash ahaanta, iyo la qabsigooda.

Haddii aad ka soo jawaabtid ka-hor May 15, waxa magacaaga lagu dari doonaa bakhtiyaa-nasiib aad ke heli kartid kombuyuutar laabtoob ah. 10 qof oo deggan guryaha BHA ayaa la xuli doonaa, waxaana lagu dhawaaqi doono May 22. Intaas waxa dheer, haddii aad ka mid noqotid 100 degganayaal ee ugu soo hor jawaabo, waxaad heli doontaa kaar haddiyad ah oo $10 doolar ah.

Haddii aad doorbidayso inaad xog-uruurintan ku qaadato luuqad aan Af-Ingiriisi ahayn (Af-Isbaanish, Af-Boortaqiis, Af-Shiineeska La Fududeeyay, Af-Shiinees Dhaqameedka, Af-Haitiyan Kriole, Af-Faransiis, Af-Soomaali, Af-Fiitnaamiis, Af-Ruush, ama Af-Carabi), waxaad dooran kartaa tarjumaad addoo isticmaalaya liiska hoos-u-dhaca ee ku yaala geeska sare ee midig ee shaashaddan.