Macluumaadka Xiriirka
Oregon Home Care Commission (OHCC) waxay leedahay PPE ay heli karaan bixiyayaasha u baahda inay si badbaado leh u taageeraan baahiyaha adeegga macmiilka-loo-shaqeeyayaasha. Agabyada PPE ee billaha ah waxa la dalbi karaa 30-kii maalmoodba mar (ama kolba sidii loogu baahdo) iyadoo la buuxinayo codsigan.
Wixii baahi dhakhso ah, la xiriir xafiiska deegaankaaga halkaasi oo gacmo-gashiyo iyo afsaabyo laga heli karo ilaa inta dalabkaaga OHCC ka imanayo.
Su’aashani waxay u baahan tahay cinwaan iimeyl oo sugan.