Ka bood cinwaanka xog uruurinta
Qaab Muuqaal Yar Somali

Gudbinta Cabashada

Gudbinta Cabashada

 
Foomkan cabashada waxaa loogu talo geley qof walba oo
  • Dalabaday, laakiin AAN helin, adeegyada shaqaalaha ama wakiilada Waaxda Dakhliga:
    • Qaabka kale
    • oo ku qoran luuqada aad doorbidayso (waxaa kamid ah adeegyada luuqada dhagoolka ah)
  • Aad u aragto in shaqalaaha Waaxda Dakhliga (Department of Revenue, DOR) ama wakiiladeedu ay kuula dhaqmeen si kale qoomiyadaada, midabkaaga, meesha aad kasoo jeedo, luuqadaada, diintaada, laxaad la'aantaada, jinsigaaga, ama dabaqada aad kaga jirto dadka darteed.