Skip survey header
Low Vision Mode Somali

Sahanka sinnaanta dhijitaalka ah

Sahanka sinnaanta dhijitaalka ah

Xafiiska Internetka Boroodh Baandhiga Washington iyo Xafiiska Gobolka Washington ee sinaantu waxay wadaan Fooramka Sinaanta Dhijitaalka Gobolka Washington, oo aynu macluumaad dheeraad ah kaga ogaan karno inaka oo booqanayna websaytka Fooramka Sinaanta Dhijitaalka. Fikirka aad nala wadaagtaa waxay naga caawiyaan in aanu talo gaadhsiino Xeer Dejinta Gobolka Washington si hormar loogu sameeyo helitaanka internetka ee dhamaad dadka degan Washington. Waad ku mahadsan tahay inaad buuxiso xog uruurinta. Dhamaan jawaabuhu waa sir.

Hadii aad doonayso inaad gasho xog uruurinta onleynka ah oo ku qoran luuqad kale oo Ingiriisi ahayn, isticmaal linkiyada hoose. Hadii aad qabto baahiyo dheeraad ah oo helitaanka ah, fadlan kala xidhiidh Xafiiska Boroodh Baandhiga Gobolka Washington (360) 688-3473 ama 711 (Gudbinta Washington) ama u dir iimeel dalabkaaga helitaanka digitalequity@commerce.wa.gov.

.