Skip survey header

Waterfront Seattle - Pier 58 Playground - 047-026-000 - Jan2021- Somali

Nakh-shadaha fikradda guud

Waxaa mahadi u sugnaatay ra’yiga bulshada ay bixiyeen, saddex fikradood tusaalooyin bilow ah ayaa la diyaarinayaa. Jawaab-celintaada hoose ayaa ka warbixin doonta sida aan horey ugu sii wadno (sida suuragalka ah isku-jirka dhowr) hal fikrad si aan u gaarsiino nakh-shadda kama dambeysta ah.

Waxaan ku dhiirrigelinaynaa carruurta da'aadda iyo awoodaha kala duwan leh in ay ka qaybgalaan. Waalidiin iyo mas'uuliyiin, waxaan sidoo kale dooneynaa in aan idinkana fikraddiina helno!

Kor iyo Hoos
Madadaalada Dekedyarada
Riyooyinka Badda

Qalabka ciyaarta

Waa maxay walxaha aad ugu jeceshahay? Fadlan dooro ilaa iyo afar sawir. Please select from the following images.